Qarax aad u xoogan oo dhaliyay khasaaro oo goordhaw ka dhacay Hotel Kuyaalla Jowhar

Wararka aan ka heleyno magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari Dyna ah oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu weeraray hotel lagu magacaabo  Nuur Doob. Wasiir katirsan maamulka Hirshabelle oo ka badbaaday qaraxa ayaa u sheegay Allbanaadir in qarax aad u xoogan mar … Continue reading Qarax aad u xoogan oo dhaliyay khasaaro oo goordhaw ka dhacay Hotel Kuyaalla Jowhar